soo dhoweeyn iyo iswaraysi hurumarineed oo ku saabsan dalkiihooyo

asc wr wb ku dhamaan shacabka reer soomaaliland ee ku dhaqan dalaka holland
Waxaa naga ogeysiin ah inuu wefti balaadhan oo uu hogaaminaya la taliyaha madaxweynaha
Ee arimaha dawladaha hoose mudane AHMED AADAN CALI GUUDIR Iyo weti Balaadhan oo
Uu hogaaminayaa inagu soo aadan yihiin bishan aynu ku jirno taas oo aan filayo su,aalaha
layna weydiindoono inay ugu horayn doonto waxaynu dalkeenii u qabanay mudadii aynu kasoo
maqnayn iyo Waxaynu qabsanay Sidaa awgeed waxaa dhamaan laga codsanayaa dadweynaha ku dhaqan
dalkan holland inay kasoo qaybgalaan soo dhoweyntaas iyo iswaraysigaa ina dhexmaridoona

 aa

inaga iyo
Weftiga.

Sidaan Filayo Waxaan meesha ka maqnaan doonin isdultaaga wadooyinka dalka isku xidha oo ay ugu
mudan tahay wadada isku xidha gobolka sanaag iyo dalka intiisa kale sidaa awgeed hadduu urur yahay
iyo haddi ay shaqsi yahay hayba waxaa haboon ku tala gal ah xaga hurumarka dalka kusaabsan maal
iyo fegredba lagu soo tala galo habeenkaas isaga ah ama wixii kale ee wax qabad ahba ee ku saabsan
hurumaka dalkeenii hooyo.

waqtiga iyo goobta kulanka dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha allaah haddii eebe inagu simo.

Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye ee dalka holland
Mr xasancade