“Soo Dhawayntii Laga Yaabay Sooryana Waad Noogu Darteene Waad Mahadsantihiin” Reer Burco Oo Casuumad U Sameeyey Waftigii WADDANI

(SLT-Burco)-Waftigii xisbiga WADDANI ee lagu soo dhaweeyey Burco ayaa sidoo kale ay dadka reer Buco u sameeyeen casho sharaf, waxaana halkaas ka hadlay masuuliyiinta xisbiga.