Somalilandtoday Waxay Reer Somaliland Iyo Shucuubta Islaamka Ugu Hambalyaynaysaa Sannadka Cusub Ee Islaamka.

(SLT-Hargaysa)-Guud ahaan bahda Shabakadda iyo wargayska Somalilandtoday media group waxay shacabka Somaliland iyo muslimiinta ku kala nool daafaha dunida ugu hambalyaynaysaa sannadka cusub ee islaamka 1436 hijiriya waxaanay ilaahay ka rajaynaysaa inuu sannadkan sannadkiisa inagu gaadhsiiyo bash, barwaaqo iyo dariiqa toosan

Hambalyo …. Hamblyo … Sannad Wacan oo Wansgan

sl