Somalilandtoday Media Group Waxad Goor Kasta Kala Socon Karta, Fariimona Ku Qori Karta Bogga Aanu Facebook-ga Ku Leenahay. Halkan Ka Gal

(SLT-Hargaysa) Hay’adda war bahineed ee Somalilandtoday Media Group, oo ka kooban Shabakadda wararka ee Somalilandtoday iyo Wargayska maalin laha madaxa banaan ee Somalilandtoday oo isna ka soo baxa Magaaladda Hargaysa, ayaa ku fudeydiyay qaab cusub oo aad wararkii ugu danbeeyay kala socon kartid  baraha bulshadu ku kulanto gaar ahaan Shabakadda Facebook-ga,  waxaad war kasta oo Wargayska iyo Shabakadda Somalilandtoday ku soo baxa ka akhrisan karta adigoo ku jira Facebook-gaaga, adigoo  ka dalacanaaya bogga aanu ku leenahay oo ah. https://www.facebook.com/somalilandtodaycom

10686867_1501483506777876_6678768674845739865_n

Waxaad u helaysa jaanis inaad comments ama faalooyin aad ka bixiso warkii aad rabo ama wax ku darsato, sidoo kalena waxaanu ku sahalnay inaad si fudud noola soo xidhiidhi kartid markaad ku dhex jirtid bogga aanu Facebook-ga ku leehay ee https://www.facebook.com/somalilandtodaycom..

Haddaba booqo oo la saxiib kuna biir kumaanka saxiib ee ku xidhan Somalilandtoday Media Group, adigoo kaliya gujinaaya Linkigan. https://www.facebook.com/somalilandtodaycom

 

Somalilandtoday Staff.