Somaliland Oo Ka Qayb-gashay Shir Kulmiyey 125 Dawladood Oo Caalamka Ah + DAAWO Muuqaal

(SLT-London) – Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland ayaa ka qayb-galay shir caalamiya oo ay ka qayb-galeen dawladdu ka badan 125.

Somaliland

Shirkan ayaa waxa lagaga hadlayey shuruucda dawladaha adduunka, waxaana shirkaasi oo maanta la soo gabogabeeyay lagu casuumay dawladda Somaliland.

Capture

Somalilandtoday.com/Hargeysa Office

Contact@Somalilandtoday.com