Siyaasada Iyo Sadaasha (Cadaalad)

Marka ugu horeysa waan idin salaamay aslama alaykum

Marka xigtaa waxaan halkaan ka bilaabayaa sil-silaad socon doonta

Baryahan danbe waxaa socotay doodod iyo qaylo dhaan la isku cel celinayaa oo ku aadan xukumadan manta talada haysaa oo isku qasmay oo aad moodaysaa markaad eegto in aan dad- Waxa garaad aha ba ku hadhay waadanka

aadamyyy

Arinta shidaalka iyo qandarasyaad waxa la sameeyays (mis understand of investment and self interest)

Waxa ay ka yaaban yihiin dadka aqoonta u leh tenderka waxaa ayaa u qaadan la yihiin habka loo bixiyo iyo rag aan aqoon u lahayn in loo dhiibo qandaraasyad qaranka waa ariin aan haboonyn

Diinta islaamka Cadaalada waxa ay kaga jirtaa door muhiim ah Waa mowduuc aad u weyn oo xiriir

la yeelanaya dhaqaalaha, bulshada, hogaanka iwm. waxaana lagu sheegay quraanka & sunaha sidoo kale waxaa jira aayado iyo xadiisyo badan oo kusoo arooray in cadaaladu tahay shay muhiim ah u ah dhismaha/jiritaanka shaqsiyadeed, qoyseed & Midka qowmiyaheedba.

Fikrada cadaalada waxa ay la xiriirtaa sinaanta xaqa iyo runta iyadoo aan la isku kala saareynin sababo la xiriiro midab, dhalasho ama mararka qaar diin. Cadaaladu makala laha sareyn, nasab, hanti ama sharaf waa mid ay tahay in loo wada sinaado shaqsi walbana ay qabato si isku mid ah.

aadam faysal <aadam-20@outlook.com