Sixirbararka Shilinka Somaliland Iyo Buuqa Xisbiga Kulmiye Waa Laba Aan Is Qabaan Isku Waqtina Ah !

sixirbararka Shilinka somaliland iyo buuga xisbiga kulmiye ?,
waa laba aan is qabaan isku waqtina ah !
maanta waxaynu aragnaa halka uu dalku marayo iyo sida aay u qiimo dhacayso lacatii jamuriyada barakaysnayd

waxyaabaha lagau xasuusan doono xisbiga kulmiye waa markii ugu horaysay Abid laga soo bilaabo markii aynu madaxbanaanida somaliland qadanay waa qiimo dhacii ugu waynaa abid ina soo mara taas oo lacagtii shiln somaliland hoos ay u dhacday

maanta oo ay tahay 12 sep 2017 sarifka lacata somaliland shiln waxa uu $100=1,040,000 waxa uu boqolkii dolar marayaa milyan iyo afartan,

su,aasha in lays waydiiyo mudan waxay tahay muxuu yahay buuga cusub ee ay soo bandhigayaa xisbiga kulmiye ?

waynu aragnay taarikh xumadii iyo sixir bararkaa umada ku dhacay maanta

markaad eegto umadeena waxaad mooda inay idhaha ka xidhan yihiin uma malaynayo qof qabyalad ku raacay mooyaane inuu ruux damiir lehi uu taagerayo ama cod siinayo xisbiga kulmiye
maanta xisbiga kulmiye way ka luntay kalsoonidii shabku
maanta xisbiga kulmiye ma jiro wax uu iib gaynayo oo danbe oo laga qorayo
buugaas uma malaynayo wax ka soconaya

guuleedboxer@gmail.com