Sirtii uu rayaale ku maamulay dalka oo Wali mucjisa ah…W/Q Xamse Riiraash

Waxaan soo maray suuqa,aniga oo waraystay dadyow Kala duduwan oo ku sugan guddaha magaalada,isla markaasina aan iska war hay haynin,anigoo waydiinayay madaxweynayaazhii zoo maray dalkeena.iyo qaabka loo arko Midi isagu limitedbuu ahaa oo lama gaadhayaba isagu xagaa ha inoo joogo.

Dabadeed waxaan waydiinayaa ,rayaale kasoo bilaaba,midbaa odhanaya oo carabka ku adkayna,MA rayaale superbuu ahaa niyow,MA rayaale madaxweyne jiruu ahaa niyow MA Rayaale dawbaanu u eekaynee niyow iyo wax LA mida.

Waan yaabayaa WAxaan waydiinayaa dalka waagaa wax badan lagama qabanee? miyuuna silaanyo keenin dhismayaal badan kulahaa waar wakhtigii silaanyo WAX badatay qaraabo kill eex iyo qabyaalad iyo sixir barar .

Qaar Kalo odayaala odhanaya waar muu xumayn rayaale horta sixir

bararba MA jirin Hadda maskaxdaan wareejinayaa waxaan ogaadanayaa in dalku u baahanyahay isku wad iyo qabyaalad laan iyo horumar wada socota.

Waxaan tala usoo jeedinayaa muse inuu bulshAda isku wado horumarna keeno qabyaalada tirtiro,wax badana rayaale Ka Barto inta saxsan somaliland isku wadkeeda ayaa muhiimsan iyo wax qabad musuqa oo lala dagaalamo qaraabo kiilka oo LA daayo maqaalka maanta salaam