Siday Ku Bilaabantey Taariikhda Islaamka Ee Hijrigu ? (Dhageyso Barnaamij Qiimo Badan)

(SLT-Hargeysa)  – Akhristayaal, waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamij ku saabsan Asalka taariikhda Islaamka ee HIJRIGA ah, wakhtiga ay bilaabantay iyo sababihii keenay.

Islamic Calendar

Barnaamijkan waxa uu ka baxay idaacadda VOA, qaybteeda Afka Soomaaliga