Siciid Cali Muuse Oo Ka Hadlay Hankiisa Musharaxnimo Ee Guddoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka.

(SLT-Hargaysa) Saxafiga Siciid Cali Muuse, oo kamid ah todobada xubnood ee loo xulay inay noqdaan Koomiishanka cusub ee doorashooyinka Somaliland, ayaa ka hadlay hankiisa Guddoomiye haddii loo doorto, sidoo kale wuxuu ka hadlay caqabadaha Saxaafaddu la kulanto, sidaana wuxuu ku sheegay maruu waraysi kooban siiyay Tv-ga HCTV. Hadaladii Siciid Cali Muuse Hoos Ka Daawo.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.