Shirka maalgashiga SL waxa keenay hogaaminta m/wayne Siilaanyo

Waxaan salaamayaa dhamaan reer somaliland intaa kadib.

Waxa cid waliba ogtahay in uu dalka ingiriiska kafurmay shir maalgashiga somaliland lagaga hadlayo kaas oo uu kaqayb galay m/wayne Ahmed siilaanyo kaas oo guul kusoo dhamaaday .
Hadaba qofkii aan iska indhatirayn sida saxaafada qaar oo u arka guusha somaliland mid uu leeyahay muj siilaanyo
Taas oo dadka sidaa ufikirayaa aanay kala soocayn danta qaranka iyo ta gaarka ah.

q

Hadaba guntii iyo geba gebadii waxa weeye dawladan maanta joogtaa guulo fara badan ayay keentay oo dhan walba leh qofkii isyidhaahda qarina waa qof cad ceeda sacab kuqari isyidhi.

Ilaahay madaxwaynaha cimrigiisa hadheereeyo dalkeenana ha inoo hagaajo .

Qore Waxaan salaamayaa dhamaan reer somaliland intaa kadib.

Qore:ahmed indhacse