Sherkad Casri Ah Oo Laga Hirgaliyey Magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho + Adeegyada Ay Qabanayso.

Warbixin
Gulivery waa shirkad cusub oo laga hirgeliyey Magaalooyinka Hargeisa iyo Mugdisho waxay ku sahlaysaa adigo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo inay si fudud kugu keento cuntooyinka ku diyaarsan hudheelkaad jeceshahay adigoo ku dalbanaya habCasriga Online ahaan

Shirked GULIVERY waxay kugu busharaynaysaa inay ku diyaarisay adeegyso casri ah Oaan horey dalka loog arag oo aad ku raaxaysanayso adigoo shaqadaada haysta ama guriga aan veclayn inaad ka baxdo jecelna inad debeda kast cuntayso
Somaliland Waxa sido kale kusoo badanaya shaqo abuurka taas oo ay qayb ka tahay shirkadani
Waxad kusoo Dalban Kartaa Via Website Am a App GULIVERY Ama By Call 0633333956
GULIVERY KA DALBO WAA DIYAARE.