Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diraya Marxuum Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare.

Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diraya Marxuum Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargaysa. Ilaahay wuxu uga baryey inu marxuumka naxariistiisa janno ugu deeqo, ehelkii iyo qaraabadii u ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo. Marxuum Maxamed wuxu ka soo jeeday qoys weyn oo Hargaysa laga wada yaqaan oo caan ku ahaa ganacsiga.

download

Sidoo kale waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diraya Marxuum Axmed Jabbaan oo ku magac dheera ‘Awoowo’ oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargaysa, saakana lagu aasay. Ilaahay wuxu ugu baryey inu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii u ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Marxuum Axmed wuxu ahaa oday caan ah oo ka mid ah odayada nabadda ka soo shaqeeyey.