Saldhig Uae Ber Bera Waa Somaliland Brexit

Salaan bahda  iyo dhamaan reer Somaliland meel kasta oo ay ku nool yihiin.

Salaan ka dib waxaynu beryahan maqlayney British Brexit …oo macneheedu yahay in Britian ka baxday European union ay ku jirtay mudo dheer iyo suuqii dhaqaalaha iyo wax is dhaafsiga europe… (sigle market)

IMG_8664

Go’aan kana ay qaadatay…Britain oo ahaa mid mido soo jiitamayey …haday tahay Khilaafka xaga kharash ka Britain siiso …European

Union ka ..iyo weliba khilaaf ka jiray dhinaca sharciyada ..halkaas oo UK dareentay in la cabudhiyey maxkamadihii UK .. Arintan kala guurka Uk iyo Europe waxa si wacan u soo af- jaray furitaan kii isu socodka European ka ( East and West ) oo ay UK u argtay in Germany ku guulaysan karto maamulka iyo odayayta Europe waqtiyada soo socda …
Hada ba akhristow , waxa jirta in arimaha kala guur ku wada mada iyo xulufooyinka aduun ay abuureen wer wer ah xaga nabad gelyada iyo dhaqaalaha ama sida english ta lagu yidhaado step to the unknow.. macne la qiyaasi karin waxa ka soo bixi kara arintaas.

Ujeedo;

Warqadan waxaan uga jeedaa in ay Somaliland Government qaaday talaabo … dhiiranaan ( bixinta Saldhig milatery) ..oo ah hada na ka fursan waa….Hadii la eego khasaare iyo faa’iido laba da dhinac…

Waxa hubaal ah in faa’iido badan tahay …

haday tahay…. aduunyadii oo arin tan ku baratay Somaliland

haday tahay …dhismaha wadooyinka ,airport ka ,Dekeda

haday tahay..dhinaca securitiga…baqdin gelinta caow ga Somaliland

haday tahay …tabo- barka shaqaalaha iyo

haday tahay …Kirada saldhiga

haday tahay -..xaga fududayta UAE entry VISA

haday tahay ..shaqo abuur guud dhinaca dhalin yarada..iyo horumarinta baayac mushtarka……

haday tahay …mashaariicda kale sida warshada sibidh ka iyo dhuxul dhagax da , kaluumaysiga iyo dalxiiska..iyo qodida saliida caydhin

iyo maal gashiga kale ee wada mada khaliij ka ..sida Saudiga

Dhinaca kale ….sida aan hore u soo sheegay waa …step to the unknow..

laakiin somalidu waxay tidhaahdaa…belaayo sidaad mooday uma dhacdo..

Waxaan ku soo gunaanadayaa….Waxa maanta aduun yo..badani qaadatay talaabo baqdin leh xaq dhaqaale iyo nabad gelyo…..talaabooyin khasaare iyo faa’iido ba yeelan kara …sida ta somaliland qaaday…..

Waxaan u raacsanahy in ay Somaliland qaaday talaabo…loo baahnaa… kiraynta dekeda Ber- Bera iyo bixinta saldhig Military…ee laga kireeyey UAE…

Hada ba w axa loo baahan yahay in reer somaliland taageeraan ..Dalka iyo dawlada Somaliland….Cadawga Somaliland meel uga soo wada jeesano….

Salaan sare dhamaantiin…Guul Dalka iyo dad ka Somaliland

Aqoon Yahan

Suleiman Adan Dheere

London