sahra halganeey dee shacab baad tahay quuxaaga ha ka dheerayn

ASC waan din salaamay dhamaan bulshada somaliland waxan dhagaystay 

sahra Halgan oo leh waxaa lay diiday inaan xuska SNM qabto hore waxan 

u dhagaystay iyadoo leh waxaa lay diiday MADAXTOOYADA waxan odhan 

lahaa waad dheeraynaysaa ee kacaanka ha ka dheerayn iyo mujaahidiinta

una hogaansan shuruucda dalka SNM xuskeeda waa la qaban jirey cid baana

qaban jirtay dawladaana maamusha oo waxaa dalkii haya labada mujaahid ee

 ugu halganka badanaa somaliland oo midi yahay madaxweynihii dalka SNM 

HOGAAMINAYEY MUDADII ugu badnayd dalkana xoreeyey iyo mujaahid muuse

waxana dhinaca bidix ka taagan isna mujahidka weyn ee ina kaahin snm MAALin

loo baqo ma joogto xafladana waxaa qabanaysa oo qaban jirey mujaahidiinta snm 

ee ku midaysan magaca snm ee SOOYAAL hadii ay jiraan laba snm ama reero aan 

 xuska loo samayn ama reerkaagu aanay sooyaal ahayn waxan ogahay in kuwa ugu 

sareeyaa reerkina yihiin kana kooban yihiin dhamaan snm hargaysa degaanka u ahayd 

oo halkaa magacii snm lagu baadho dawlada waxna lagu cuno iyadoo aan dalka intiisa kale 

mujaahidiintii usoo halgantay ay ku darayeysan yihiin gobolada dalka intiisa kale qaarna 

miyiga isaga baxeen oo dadkoda dulsaar ku yihiin halka kuwa hargaysa hadab wixii loo helo 

loo qabto guno mushahar iyo caafimaadba shalay bay ahayd markaad lahayd madaxtooyadaa

lay diiday madaxtooyadu ma meel layska galaa oo snm lagu galo ama mujaahid waa meel 

dawladeed waa meeshii dalka laga xukumayey system loo maro ayey leedahay HABAR  YAR 

GUUXAAGA ha ka dheerayn qaar hore oo sidan snm iyo mujaahid u shegtayba maanta cid 

dhagaysata iyo cid wax ka maqashaa ma jirtee carishkaaga iska xaadh,xaadho iyo buul cawskaaga

 ama qurbahaagii iskaga noqo oo sida mujaahidiinta kale iska aamus oo waxad tidhaahdaa dalkii 

casaabaa haysata inta casaabdaasi dhacaysana waan ka maqnaan oo afka xidho sidii qurjiile 

riwaayadii jabuuti hala yiraahdee SAHRAAY HADAL .SAHRAAY KAALAY waanu kuu bahan nahee

dalku balo ma qabo ee balada ka daaya oo hadii aydin snm ahaydeen tacabkiinii ha burburininee

ciida aamina waxan dhagaystay odayga isna mujaahidka shegta ee BOOBE oo ka hadlaya diiwaan gelinta

iyo tan codbixiyaha oo leh id cardka waxaa ka mihiimsan in codka la galo isagoo wax iska yiri 

ilayn af,aanad lahayn lama qabto caalamka beenta ka daa caalamna waxba kama taqaanide 

waa mihiim in la helo tiro koob saxa inatay doonto ha qaadato dalka waxaa u yaal shuruuc kasaana

lagu soconayaa doorasho layska galaa wax macno ah samayn mayso waxaa ka horeysa  yaa codeyey 

 waa imisa tirada dadka somaliland yaa codayn kara waxaa codayn kara qof ah somalilander oo 

la cadeeyey iimaan allaa uur buuxiya boobow doorasho adiga maxaa kaa galay ha dhacdo ama yey 

dhicin dawlad baa jirta dalku waa nabad waxaad xaq u leedahay inaad wax doorato ilayn lagu dooranmayee

markaa marka arimuhu soo dhamaadaan codkaga ninkaad doonto sii dee xisbina ma tihide afka isku qabo 

oo maalin walba ha hadlin mise dabayshaa kaa hadlinaysa oo afka kaaga dhacaysa waxani hadal ka badane 

hadal macno lehna kuma hadashid HADRAAWI ISKA yeel yeel marka aad maqaalda mala ,awaalka ah 

 qoraysid iyo hadalada aan jirin baadhay baadhay oo hadal afsomali ah waa yey 

  wax baad iska tidhaahdaa aan jirin oo bug ah 

   qormooyinkaaga aan qiimaha lahayni waa iska qaafad shaydaan ,maxaad qoraysaa,maxaad qiraysaa

maxaad qar

inaysaa,maxaad qoonsatay ,hadalkaagu qiimo ma leh ,qurux ma leh ,qayd ma leh ,qandho weeye ,waa qaxar ,waa qoomamo 

 waa qalbi jab ,waa qiimo beel ,waa qiyaas li,i ,waa qurduf ,waa qardaf,waa .waar maqaal waan qori lahaa sida BOOBE 

bal aan masgaxda yar tujiyo oo yiraahdo hadalka boobe waa sidan waa sidan ciwaankaa aan wax ka qaato 

     qolada aan xisbiyada ahayn waxan lee yahay xisbiyada dhex u ahaada iyagii baaba waxba isla hayn oo raba

doorasho dib u dhacda,e ma sidanbay doorasho ku galayaan maxaa lagu doortaa maxayse hayan waa maxay 

ajandahoodu BOOBOW hadii aad aqon ledahay intaad waxan aan maclaha lahayn qorayso nimanka AJANDE 

U SAMEE oo ka iibi kolaad buugaag ka soo dheegatana AMA kan afrika wadamada igad oo  jabuuti xoogaa ka soo 

xada,ina kulmiye ,ina kenya,ina itoobiya ,ina tansania,iyo eleteria waar waa xaabo anaa mid idiin soo dirayee halkan 

kala socda . barnaamij biyaha ku saabsan baan hayaa iyo sida biyaha loo daryeelo iyo faa,idadiisa sida loo madhxiyo 

sida looga faa,idaysto .adna boobow mid soo diyaari waan shuraakaynaynaaye .cafimaadka ama degaanka 

   shar ilahow naga hay khayr ilaahow na sii 

   nabada allow noo siyaadi .ilaahow adigi noo door . ilahow kulmiye noo door .oo dadka garansii 

       aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin 

tuse.toosiye .tilmaame

xudun,sool.sland 

jama adan mire

index