Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Itoobiya Oo Soo Dhaweyn Casho Sharaf Ah U Sameeyay Orodyahanada Mo Farah Iyo Jamac Karaciin.

(SLT-Addis-ababa) Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya Maxamuud Aadan Jaamac ayaa soo dhaweyn iyo casho sharaf u sameeyay orodyahanada caanka ah ee u dhashay dalka Somaliland, Mo Farah iyo Tababare Jaamac Karaaciin oo horena ciyaartoy dhinaca orodka ah u ahaa.

12645235_1258394220854440_1154475835641002725_n

Kulanka ay Safaaradu ku maamustay Ciyaar yahanadaas waxaa iyana goob joog ka ahaa Wasiirka arrimaha debadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire iyo Safiir ku-xigeenka Safaarada JSL ee Itoobiya Ayaanle Salaad Diiriye. Hoos Ka DAAWO Muqaalka Warkaas.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.