Rer Baligubadle Oo Isugu Biyo Shubtay Tageerida Xisbiga WADDANI.+SAWIRRO

(SLT-Baligubadle) Shacbiga degaanka Baligubadle ayaa isugu biyo shubtay tageerida Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI.

Munaasibad ballaadhan oo maanta ka dhacday Xaruntii Halganka ee Baligubadle ayay kaga bireen guddii ay shacbiga degaanadaasi ku midays naayeen. Hoos ka DAAWO.