Radio Somalilandtoday: Waraysigii Xiisaha Badnaa Ee Abwaan Saxariid Jabiye, Qaybti 4-aad. Waraysi Qaade Cali Caano Dhame.

(SLT-Hargaysa) Abwaanka Caanka ah ee Saxardiid Maxamed  (Jabiye),  ayaanu halkan idinku soo gudbinaysaa Waraysi dheer oo xiiso badan, qaybtiisi 4-aad. Waxaana waraysigan inoo daadihinaaya Wariye  Cali Axmed Cawaale (Cali Caaano Dhame).  Waxaad kala xidhiidhi kartaa wixii su’aal ah Wariye Cali Caano Dhame, Emailka ah. caanodhame@gmail.com

Halkan Guji Si Aad U Dhagaysato Waraysigii Abwaan Saxariid Qaybtii Afraad.

Abwaan Saxaridiid Maxamed Saxardiid

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.

contact@somalilandtoday.com