Radio SLT: “Yaa Filayey In Guddoomiyihii Golaha Wakiilada Ayaa Xeerkii Ka Soo Baxay Wax Ka Bedalaya” Xil. Xisbiga KULMIYE

(SLT-Hargaysa) – Xldhibaano ka badan dhawr iyo Konton oo ka soo Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, ayaa khiyaamo qaran ku soo eedeeyay Guddoomiyaha golaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay shegeen inu Guurtida u gudbiyay xeer aan ahayn kii ay ansixiyeen. Xildhibaanada ayaa sheegay inay talaabo cad ka qaadi doonaan Guddoomiyahooda. Hadaladii Xildhibaanada oo dhamaystiran hoos ka dhagayso.

Halkan si aad u  dhagaysato codka Xildhibaanada oo dhamaystiran.

x

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Contact@Somalilandtoday.com