Radio SLT: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Markale Ku Celiyay In Xabsiga Loo Taxaabi Doono Qofka Aan Qaadan Kaadhka Dhalashada.

(SLT-Hargaysa)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md.Cali Maxamed Warancadde ayaa ku hanjabay inaanu Hargaysa dhex mushaaxayn qof aan haysan kaadhka dhalashada.Halkan ka dhagayso codka wasiirka oo dhamaystiran

Wasiirka-Daakhiliga-WarancaddeHalkan guji si aad moobilkaaga uga dhagaysato

Somalilandtoday Hargeysa Office

Contact@somalilandtoday.com