Radio SLT: “ U Malayn Maayo In 26-ka June 2015-ka Ay Doorasho Dhici Doonto” Faysal Cali Waraabe.

(SLT-Nairobi)-  Guddoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo dayeelka ee UCID, Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa markii ugu horeysay sheegay inuu filaayo in aanay doorasho dhacayn 26-June  sannadka danbe ee 2015 haddii alle idmi. Guddoomiyaha ayaa arrintaas dhawr qodob u soo qaatay hadalkiisi oo dhamastiran ayaanu idin soo diyaarinay ee hoos ka dhagayso.

Halkan guji si aad moobilkaaga uga dhagaysato codka guddoomiyaha oo dhamaystiran.

IMG_1FE719-828B02-9EA593-003147-65F32A-E02495

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Contact@Somalilandtoday.com