Radio SLT. Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Iyo Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Ayaanle Maxay Ka Yidhaahdeen Daah Furka Wargeysa Cusub ee Somalilandtoday.?? : Halkan ka Dhagayso

(SLT. Hargeysa) Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir  iyo Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa siw eyn u soo dhaweeyey Wargeyska Cusub ee Somalilandtoday, oo maanta la daahfuray.

 

Halkan Guji si aad Mobilkaaga ugu dhagaysato Hadaladii Suldaanka iyo Mp-ga.

Somalilandtoday.com/Hargeysa

contact@somalilandtoday.com