Radio SLT: Madaxwaynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha & Khudbadii Uu Ka Jeediyay. +Sawiro

(SLT-Hargaysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta isaga oo gudanaaya waajibaadkiisa shaqo oofinayana mid ka mida balamihii uu shacbiga somaliland u balan qaaday ee ay ka mid ka ahayd dib u dhiska iyo horumarinta qaranka ayuu xadhiga ka jaray Dhisme laba dabaq ah oo ay wasaaradda Xanaanada Xooluhu ka hirgelisay gudaha  wasaaradda Xanaanada xoolaha.

Madaxweynaha oo Xafiis walba oo ka mida dhismaha cusub soo kormeeray  ayaa waxa uu ku amaanay wasiirka wasaaradda Xanaanada xoolaha iyo dhamaan madaxda iyo shaqaalaha wasaaradda, sida sharafta iyo xilkasnimada leh ee ay uga qaybqateen sidii ay u heli lahaayeen dhisme sidan oo kale u qurux badan iyo shaqaale tayeysan oo ay ka muuqato haybadii shaqaalenimo sida maanta idinka muuqata ee aad heegan ka ugu tihiin wasaaradda.

 

Halkan guji si aad u dhagaysato codka Madaxwaynaha Somalilnd oo dhamaystiran .

unnamed (2)unnamed (3)unnamed (7)unnamed (8)unnamed (10)unnamed (11)unnamed (12) unnamed (14)unnamed (16)unnamed (17)unnamed (18)unnamed (19)unnamed (20)unnamed (22)unnamed (23)unnamed (24)unnamed (25)unnamed (27)unnamed (29)unnamed (28)unnamed (30)unnamed (31)unnamed (32)unnamed (33)unnamed (34)unnamed (35)unnamed (36)unnamed (37)unnamed (38)unnamed (39)unnamed (40)unnamed (41)

 Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Contact@Somalilandtoday.com