Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay Si Aan Hore Loo Aragna Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa. Daawo Muqaal +Sawiro

(SLT-Hargaysa)-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, Madaxweynaha oo ka soo labtay Safar uu ku tagay waddanka Ingiriiska, halkaas oo uu kaga qayb galay shir caalamiya oo lagaga hadlaayay maalgashiga Somaliland, waxaa Caasimadda Hargaysa ku soo dhaweeyay boqolaal kamid ah dadweynaha ku dhaqan Caasiimada.

Madaxweynaha oo soo dhawayntiisa ay ka muuqatay xamaasad ay dadkii soo dhaweeyay cabirayeen, waxay dadku calamo la taagnayeen dhinacyada laamiya, iyadoo laga soo bilaabo Garoonka diyaarahada ilaa Madaxtooyada ay dadku safnayeen. Soo dhaweyntii Madaxweynaha iyo Muqaalkii dadka hoos ka daawo Sawiro tirobadan.

DSC_0148

unnamed (7)unnamed (8)unnamed (10)unnamed (11)unnamed (12)unnamed (13)unnamed (13)unnamed (14)unnamed (2)unnamed (3)unnamed (4)unnamed (14)unnamed (15)unnamed (16)unnamed (17)unnamed (19)unnamed (20)unnamed (21)unnamed (22)unnamed (22)unnamed (23)unnamed (25)unnamed (26)unnamed (26)unnamed (27)unnamed (28)unnamed (29)unnamed (30)unnamed (30)unnamed (31)unnamed (31)unnamed (32)unnamed (33)unnamed (33)unnamed (34)

 

Halkan Ka Daawo Muqaalki Video-ga Soo Dhawayntii Madaxweynaha SL.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Contact@Somalilandtoday.com