Radio SLT: “Xisbiga KULMIYE Marku Talada Waddanka Qabtay Neefka Adhiga Ahi Wuxu Ahaa 38$ Maantana Waa 90$”. Wasiir Cabdi Aw Daahir.

(SLT-Hargaysa)-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somalilnd Md. Cabdi Aw Daahir ayaa shegay in markii uu talada dalka qabtay Xisbiga KULMIYe neefka adhiga ah la siisanaayay 38$ oo kaliya, halka maanta uu ka maraayo 90$. Wasiirka oo ka hadlaayay furitaanka dhismaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha oo maanta xadhiga laga jaray. Hadaladii Wasiirka Hoos Ka Dhagayso.

Halkan guji si aad moobilkaaga uga dhagayato codka Wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland.

DSC_0150