Radio SLT: “Waa Dacaayadihii Badnaa Ee Waligeedba Socon Jiray , Mar Caafimaadkayga Laga Sameeyo Iyo Mar Wax Kale Loo Saaraba , Inta Sharcigu Ii Ogol Yahayba Waan Taaganahay ” Madaxweyne Silaanyo

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxmauud (Silaanyo) oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ugu maqnaa waddanka Ingiriiska, ayaa si kulul uga jaawabay warar laga baahiyay muddadii uu dalka ka maqanaa oo lagu sheegay inuu ka tanaasulay Musharaxnimada doorashooyinka soo socda, wuxuuna sheegay in warkaasi kamid yahay dacaayadaha tirada badan ee marba wax lagaga sheego balse aanay waxba ka jirin, uuna sharaxanyahay inta sharcigu u ogolyahay. Madaxweyne AxAxmed Silaanyo oo arrintaas iyo arrimo kale ka hadlaaya hadaladiisi halkan Hoose Ka dhagayso.

Halkan Guji Si Aad Mobelkaga Ugu Dhagaysatid Hadalkii Madaxweyne Silaanyo. 

unnamed (19)

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.

contact@somalilandtoday.com