Radio SLT: Dab Ka Kacay Radio Hargaysa Iyo Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Oo Ka Hadlay

(SLT-Hargaysa) – Abaara 10:00 subaxnimo ee saaka ayaa dabka ka kacay istuudiyaha koowaad ee Idaacadda Radio Hargeisa ,Dabkas oo lagu guulaysatay oo ay ka qayb qaadtay waaxda Dab-damiska ee Hargaysa ee ciidamada booliska. Waxaa arintaasi ka hadlay wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta Md. Cabdiwaaxid Cabdiqaadir.

aHalkan guji si aad moobilkaaga uga dhagaysato codka wasiir kuxigeenka.

Somalilandtoday Hargeysa Office

Contact@somalilandtoday.com