Raali-gelin Iyo Sixid

(SLT-Hargaysa)-Shabakadda Somalilandtoday, waxa ay ka cudur-daaranayaa war ku soo baxay cadadkii Salaasadii toddobaadkii hore, kaasi oo ciwaankiisu ahaa “Madaxii Waaxda Caafimaadka Qoyska ee Wasaaradda Caafimaadka oo iscasilay”.

Annaga oo ka xun, waxaanu Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka ka raali-gelinaynaa weedho warkaasi ku jiray oo si aan ku talo-gal ahayn ugu soo baxay Wargeyska Somalilandtoday. Waxaanu warkaasi sax ku ahaa in Khadra Xaaji Ibraahim ay si iskeed ah isku casishay ee aanay isku casilin cuays kaga ymid cid kale.

raaligalin