Qormadii Ka Hadlay Qaadka Iyo Tariikhdiisa Qaybtii Labaad.

(SLT.KENYA)waxaa jira buuga aduunka ugu wayne ee ka warama qaadka buugan magaciisa waxa la yirahda (Giifka ama jiifka ) wuxuu ka waramyaa 1344 kii waa buug ka sheekeeya Boqoradii xabashida waan buug xabashiyeed wuxuu leeyahay buugani boqrkii xiligaa xukumayey dhulka xabashida baa waxaa jirtay in ay amaar aay  soo sareen  dadkii uu xukumayey kacdoon ay kaga soo horjeeda boqorka gaar ahan waxaa kacdoonku ka soo jeeday magalo magaceeda la oran jiray (Maracade) waxaan degan dad muslimiin ah markaa si uu dadkii isakaga celiyo meesha kaga kacay buu boqorkii u beeray keedkan qaadka ah markay cuneen waa murqaameen kabacdina dhibtii waa dhaafeen markaa wuxuu u noqday wax uu dadka isakaga mashquuliyo. waxaa jiray (Sabrudiin Boqortooyadisii ) oo xukumi jiray (ifaas) ifaas waa Jubitidii hore wuxuu ahaa nin muslin ah wuxuu jebiyey boqorkii xabashida ee xiligaa markaa wuxuu isagu ka dhaxalay qaadkii cunidisii oo uu ku bahiyey dhulkii oo dhan.

marka buugan waxa uu qorayaa in waqtigaa la cuni jiray.

waxaa jiray nin kii isala la oran jiray (Al maqriibi) oo aah qorayadii wax ka qoray qaadka wax kale ee uu wax ka qari jiray ninkani taariikha boqordii muslimiinta ahaa ee xukumi jiray ardul xabas wuxuuleeyahay ninkan magalada (Saylac) waxa jiray geed ay dadku cuni jireen hada waa qarnigii 13 wuxuu leeyahay

waxaay u cuni jireen fahamado oo uu kordhiyo soo jeed cunida iyo cabada oo yaraata wuxuu yiri waa geed caleentiisu u soo egtahay tan (liinta) oo kale oo ay caleenta ka cunaan.

waxa ajiray isana (Maxmed Albayruuri) oo isaguna qaadka wax ka sheegay inkastuu ka hadalayey (afgaanisataan iyo dhulka isaga wuxuu ka sheega wax soo shaac baxay may noqon.

Taariikhaha ka waramaya Qadaadka waxaa ka mid ah shiikh mahadhabak shaaficiyada macruufka haa  (Axmed ibnu maxamed ibnul Xajar al haydami ) wuxuu leeyahay Abuu Bakar baa wuxuu ii soo sheegay in qaadku dadka ka murqaamiyo markay cunaan uu soo xasuusiyo wax yaabo ay waa hore ilaabeen marka uu mirqaanku ka baxan uu qofkii walac iyo war war la soo dersayo waxa kale oo uu sameeyaa buu yiri in manida raga ay  soo raacdo kaadida Abuu Bakar baa sidaa ku soo yiri oo yir waa geed kagu cawreeyay Mulimiintii joogtay Yaman, culima badan oo meesha joogtaan wuxuu yiri waxay u arkaan in uu yahay Xaraan

images (3)

saciid obsiye (saciid rays)

somalilandtoday/office/kenya

conact@somalilandtoday.com