Qaybinta Kaadhka Codbixiyeyaasha Oo Saaka Si Rasmi Ah Uga Bilaamatay Gobolada Sool Iyo Sanaag+SAWIRRO

(SLT-Laascaanood)-Waxa saaka oo Sabti ah si rasmi ah uga bilaabmatay gobolada Sanaag iyo Sool qaybinta kaadhka codbixiyayaasha.

Waxaana saaka shacabku u dareereen qaadashada kaadhka codbixiyayaasha labdaasi gobolka ee Sanaag Iyo Sool oo ah labadii gobol ee ugu danbeeyey ee laga qaato kaadhkaasi.

Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo waftigii uu hoggaaminaayey oo wali ku sugan magaalada Laascaanood ayaa saaka soo kormeeray qaabka ay kaadh qaadashadu uga socoto goobaha ku yaalla gudaha magaalada Laascaanood.

Gudomiyaha ayaa ka wareystay qaabka ay kaadh qaadashadu u socoto gudoomiyayaasha goobaha kaadh qeybintu ka socoto

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 1 person, indoor

Image may contain: 1 person, smiling, standing

Image may contain: 2 people, people standing, hat and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 3 people, people standing and beard

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 2 people, people smiling, sunglasses, closeup and outdoor

Image may contain: 1 person, smiling, standing and sunglasses

Image may contain: 1 person, sunglasses and suit

Image may contain: 4 people, people standing and suit

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan