Qaar Kamid Ah Goob-joogayaasha Caalamiga Ah Ee Somaliland U Yimi Kormeerida Doorashadii Dalka Ka Dhacday Oo Ka Hadlay Waxyaalihii Ay soo Arkeeen Intii Ay Kormeerka Ku Jireen

(SLT-Hargeysa)-Qaar kamid ah goob joogayaasha caalamiga ah ee Somaliland u yimi kormeerida doorashadii dalka ka dhacday ayaa ka hadlay waxyaalihii ay kuso arkeen intii ay kormeerka ku jireen, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa