Qaadka waxaa ku nool (500.000 oo family) waxaas oo dhan halkaad shaqooyin aay ku noollaadan uga haleysaa?by; fuaad.m.

waayo arintaasi maanta ma taagna illaa dadka iyo dalka loo halo shaqooyin calimiya oo aay ku noolladaan.

Ma og tahey madax weyne iney qaadka ku nool yihiiin (500.000 oo family oo somalilander ahi.)

Waxaas oo odhan marka qaadka laga iibsan waayo, halkaad uga haleysaa wax aay ku noolaadaan oo laga iibsado? waa arinin aad ku degdeg teen, waxaana aad qaadatey talooyin khaldan wale.

Madax weyne intaas eegeyso dadka qaadka cuna, waxaad ka fikirtaa famliyada ku nool ee noloshoduba ku xidhan tahey qaadka, arintaas waxey ku shaqeeyneysa adigoo dadka shaqooyin badan siiya ama famliwalba shaqo aay ka shaqeeytsaan halaan, taasna

maanta dalkeenu maha mid haya.
Madaxweyne, qaadka waxey aheed inaad marka hore dadka mashruucyo aya ka shaqeeystaan u fuliso. markaa dabeedna aay tidhaado qaadka iska daaya.

TALO

Madaxweyne waxaan kugula taliniyaa dadka qaadka ka ganacasda u nax uu noloshooda eeg, haka xidhin dadkuna yeeney kugu soo jeedsen, waxaan ku odhan laha cashuurta halkeedii ku soo celi.

wabilaahi tawafiiq

ilaahey baa mahad leh inaga dhigey muslin

waxaa qorey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada woolwich london

mr_qawdhan@hotmail.co.uk

facebook; fuaad qawdhan