Ogaysiis Ku Socda Jaaliyadda Somaliland-Sweden

Waxa la ogaysinaya jaliyada somaliland ee sweden in galabta uu lakulni dono agasimihi guud ee wasarada war fafinta J.S.L.

f

Mr Mohamed Elmi Aden (Ilka case) Hadaba hadi aad ku noshay casimada Stockholm iyo nawaxigeda fadlan ka soo qayb gal

Goobtu waa (Kista träff) 16:00 galabnimo 076339931 kala xidhidh wixi fahfahin ah