Oday Bile Rafle Oo Badhasaab Ka Soo Noqday Wakhtigii Soomaliya Gobolada Togdheer Iyo Hargaysa Oo Murashaxii Xisbiga WADDANI Ku Ammaanay Tanaasulkii Doorashada

(SLT-Hargaysa) Oday Bile Rafle oo Badhasaab ka soo noqday Gobolada Togdheer iyo Hargaysa oo wakhtigaas Waqooyi Galbeed la odhanjiray ayaa ku ammaanay murashaxii Xisbiga WADDANI ee Madaxweynaha Cabdiraxman Cirro tanasuulkii doorashada uu u tanaasulay Shacbiga Somaliland. Hoos ka DAAWO hadalkii oday Bile Rafle .