NIN SAMRAA SADKII HELA , SAADAASHA KHAYR KA LEH , SAMAHAY BADHKII TAHAY !!!!

Waxaan salamayaa dhammaan shacabka JSLND iyo saxaafadeena waxaan kaloo,
salaamayaa dhammaan halgamayaashii iyo caruuurtooda waxii nool, waxaan
u ducaynayaa , dhammaan rag iyo dummar waxii u dhintay halgankii , waxaan kaloo aad u salaamayaa,
masuuliyiin ta xukuumadeena  jsl dhammaantood.

NIN SAMRAA SADKIIS HELA SAADAASHU WAA KHAYR
waxa  igu kali fay ciwaan kan SNM   ilaa iyo maanta  waxaan ku soconaaa waayo arag nimadii laga dhaxlay SNM,
nin kasta oo soo maray oo la   halgamay gaar ahaan ragii biloowgii waxay siistaan  oo cammuuda ugu samraan,
hadii la yidhaaho, wiilkaaga currad u hibee SLND  kama hadlaan , waana kala dareen ragii bilaabay iyo ragii jimce raaca ahaa,

maqaal

waxaan uga jeedaa waa isku mid laakiin wey kala dareen adag yihiin bal u  fiirso
hadaladii  mujaahid ((((((  CARAB ILEEYE OO AHAA  JIIBABAA IMAN INAA KULE))))))
waxuu dagaalkii  DIINLE  OO  KA TIRSAN EERIYA  BAALI-DHAYE ee ay ku dhinteen  rag badan oo ugu caan sadaa  MUJAAHID HURRE

waxaan lee yahay dhammaan reer slnd INAA KU LEH KHAYR KII WAA KAA SOO IFAAYA EE AAN U SAMMIRRO

AHMED H DUBBE
SWEDEN

++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Fekrada Iyo Qaabka Fahan Ee Qoraalkan Waxaa Iska Leh Qoraaga Ku Saxeexan, Kasbashadiisa Iyo Ka Booditaankiisuna Wuxuu Gaar U Yahay Isla Qoraaga. Marnaba Kama Masuul aha Shabakadda Somalilandtoday.com Balse waxay Shabakaddu Diyaar u Tahay Is Dhaafsiga Rayiga Gacal Wadaaga Ah……..