Nin Meydkii Hooyadii Iyo Walaalkii Guri Ku Haystay Muddo Sannad Ah Iyo Sababta

(SLT-Washington)-Arrin aad u layaab badan oo ka dhacday dalka Maraykanka, sida aynu wada ognahay in marka uu qof dhinto ee la xaqiijiyo dhimashada qofkaasi waxa loo diyaariyaa sidii loo aasi lahaa ee ugu dhakhsaha badan, balse Nin u dhashay dalka Maraykanka ayaa waxa meydka hooyadii iyo walaalkii oo ay mattaano ahaayeen ku haystay guriga muddo sanad ah.

The man who was arrested and then released after police found he had been living with two dead bodies in a White Bear Lake home for more than a year was officially charged this week with interference with a dead body. Robert James Kuefler was arrested last year after a neighbor requested a welfare check at a home on the 400 block of Sandra Lane, and officers reported being able to see a dead person through a main floor window. When officers entered the home, they found a second dead person downstairs. Authorities stated both bodies were "severely decayed," according to a criminal complaint Kuefler told authorities at the time the two people had died on separate occasions of natural causes in 2015, which the medical examiner later confirmed. The two were identified as 92-year-old Evelyn Lucille Kuefler, Robert Kuefler's mother, and 58-year-old Richard John Kuefler, Robert Kuefler's brother. Robert Kuefler told authorities he knew his mother was dying in August 2015, and he didn't want to be around when she died, so he left the house the day of her death to drive around for a couple of hours, according to the complaint. He admitted to authorities his brother had died prior to his mother's death. Robert Kuefler was then released from jail in September 2016. Though charges were not filed against him at the time, Kuefler was charged this week with interference with a dead body or scene of death and for neglecting to tell authorities about the deaths. The charge, which is a gross misdemeanor, carries a maximum sentence of a year and/or a $3,000 fine.

Ninkan ayaa diiday inuu aaso meydadka hooyadii iyo walaalkii waxaanu sida ay wakaaladaha wararka ee dalkaasi shaaciyeen oo Wargeyska Himilo kasoo xigtay uu meydadkaasi hayey sanad iyo wax ka badan.

Ninkan oo magaciisa la yidhaahdo Robert James ayaa waxa uu haystay meydka hooyadii oo la sheegay in markii ay geeriyootay ay da’deedu ahayd 94 jir magaceedana la odhan jiray Ephlin Coveler, iyo waliba meydka walaalkii oo la sheegay inuu ka hor geeriyooday hooyadii, waxaana la odhan jiray walaalkii Richard, ninkani ayaa doonayay inuu meydadkaasi ku dhex haysto guriga, balse ciidammada gobolka Menasota ayaa markii ay ogaadeen waxay ku qasbeen inuu si degdeg ah u aaso, ninkan ayaan marnaba aaminsaynayn dhimashada hooyadii iyo walaalkii waana sababta keentay inuu meydkooda sanad in ka badan uu ugu dhex haystay guriga.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office