“Muuse Biixyow Habar Yar Anigu Heesihii Waan Iska Daayay, Siyaasadna Kama Hadlo”. Fanaanadda Khadra Daahir Cige.

(SLT-Hargaysa) Fanaanadda caanka ah ee codkeeda sida weyn ay Soomaalidu guud ahaan u jeclaayeen, Khadra Daahir Cige ayaa iyadoo ku hal qabsanaysa Murashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ay habar yar u tahay, waxay sheegtay inay iska daysay heesihii ay caanka ku ahayd.

0000000000000000000000000000000000000000000000000000

“Anigu Siyaasadda kama hadlo, Muusow Habar Yar heesihii waan iska daayay”. Sidaa waxa tidhi Fanaanada Khadra Daahir Cige maray shalay ka hadlaysay xaflad loo qabtay Degamada cusub ee Bali-Mataan. Fanaanadda Khadra Daahir ayaa intaas raacisay iyadoo midho ahaan ugu luuqaynaysa heesteeda caanka baxday ee “Yay Ku Dhicin Ilmadu Dhir Abaarsate Isha Sacabka Mari”. Hadaladii Khadra Daahir  Cige Hoos Ka DAAWO.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.

contact@somalilandtoday.com