“Musharaxa Xisbiga KULMIYE Waa Madaxweynaha Somaliland, Warbaahinta Waxaan Leeyahay Iskadaaya Wararka Beenta Ah.”Wasiir Cabdiwaaxid.

(SLT-Hargaysa) Wasiir ju-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Waxyigalinta hidaha iyo dhawanka Somaliland, Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan ayaa beeniyay warar ku soo baxay qaar kamid ah Wargays-yada ka soobaxa Magaaladda Hargaysa, kuwaas oo sheegaayay in Madaxweyne Axmed Silaanyo, iskaga hadhay guud ahaanba tartanka doorashooyinka soo socda. Wuxuuna Wasiirku u soo jeediyay warbaahinta inay iska hadayaan hadalada kuti kuteenta ah ee been abuurka ah. Hadalkii Wasiir Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Hoos Ka Daawo.

Somalilandtoday.Hargaysa/Office.