Munaasibad Ballaadhan Oo Ay Ka Soo Qayb Galeen Sarakiishi Hoggaaminaysay Hawlgalkii Ay Gudaha Isugu Soo Tureen Ciidamaddii SNM Gobolada Dalka, Oo Hargaysa Lagu Qabtay. DAAWO+SAWIRRO

(SLT-Hargaysa) Munaasibad siweyn losoo agaasimay oo lagu xusaayay maalinta 31-May ee gudo galkii magaalooyinka Hargaysa iyo Burco ayaa lagu qabtay magaalada Hargaysa.

image image image image image image image image image image image image image image image image image image

Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen Wixii ka nool Mujaahidiintii hawl galkaas hoggaaminaayay, waxaa halkaas khudbado ka jeediyay xubno kamid ah Sarakiishi ugu sar saraysay ururkii SNM. Muqaalka khudbadahoodi Hoos Ka DAAWO: