Maxkamadda Sare JSL Go’aan Ka Soo Saartay Khilaafka Gollaha Wakiillada

(SLT-Hargeysa)-Maxakamadda sare ee Somaliland ayaa go’aan ka soo saartay dacwad ay dhawaan u gudbiyeen xildhibbaano ka tirsan gollaha wakiillada oo la xidhiidhay khilaafka cakiran ee ka dhex qarxay mudaneyaasha gollahaasi.

Halkan hoose ka akhri go’aanka Maxkamadda sare

Somalilandtoday/Hargeysa/Office