Madaxwyane Siilaanyo Oo La Kulmay Qaar ka Mid Ah Daneeyasha Maalgashiga Somaliland.

(SLT-London) – Madaxwaynaha Jamhuriyadda Somaliland mud, Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) oo sii wata safarkisii shaqo ee uu ku joogay boqor tooyadda Britian  waxa uu maanta kulamo gooni gooni ah layeeshay madaxda shirkaddo iyo kanbaniyo caalamiya kuwaas oo ka mid ahaa kasoo qabgalayaashi shirkii maalgashiga Somaliland ee ka dhacay magaladda London,

Madaxwaynaha Somaliland iyo daneeye yaasha malgashigu waxa ay ka wada hadleen fursadaha maal gashi ee ka jira dalka sidoo kalena Madaxwaynuhu waxa uu la kulamay qaar kamida Xildhibaanadda Baarlamaanka wadankaasi Britian oo ay kawada hadleen ictiraaf caalamiya oo somalilan ka hesho dunida inteeda kale, muqaalkii madxawayne Silaanyo iyo daneye yaasha maal gashiga hoos ka daawo.

Somalilandtoday Hargeysa Office

Contact@somalilandtoday.com