Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Oo Shahadooyin Gudoonsiiyey Ardayd Dhammaysatay Waxbarashadi Jaamacada Hope.+Sawiro

(SLT-Hargaysa) Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyey Ardayda Jaamacada Hope University.

 downloadfile-1downloadfile-26downloadfile-20downloadfile-24downloadfile-17
downloadfile-15

Ardaydaasi oo tiradoodu dhamayd 104 Arday oo dhamaystay saddex Kuliyadood oo ka mida kuliyadaha ay bixiso Jaamacadaasi ayaa xaflada sagootinta loogu qabtay Mansoor Hotel hargeysa.

 downloadfile-16downloadfile-7downloadfile-7downloadfile-7 downloadfile-6downloadfile-6downloadfile-5downloadfile-3downloadfile-2

Madaxweyne kuxigeenka oo ardayda u soo jeediyey talooyin iyo dardaaran, hambalyana u diray ardayda iyo waalidiintii ku soo tabcay ardaydaasi, ayaa ardayda ugu baaqay inay ka qaybqataan horumarka dalka ka socda kana fogaadaan tahriibta aafaysay da’a yarta maanta.

 Somalilandtoday / Hargaysa / Office

Contact@Somalilandtoday.com