“Madaxweyne Ku-xigeenka Ayaa Xalay Gurigiisa Xildhibaanada Kula Shiray Isagana Masuul Ka Ah Kalfadhiga Buuxsami Waayay”. Guddoomiye Cirro

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ku eedeeyay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland inuu isagu masuul ka yahay baqashada fadhigii Golaha Wakiilada oo Maanta Koram la’aan u furmi waayay, sidaana Wuxuu Guddoomiye Cirro ku sheegay Maruu Xafiiskiisa kula hadlay Saxaafadda. Hadaladii Guddoomiyaha Wakiilada iyo Su’aalihii Saxaafaddu waydiisay Hoos Ka Daawo.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.