Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub.

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa qasriga Madaxtooyadda kulan ballaadhan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan waddamada Somaliland iyo Soomaaliya. Kulankaas markii uu dhammaaday waxaa saxaafadda si wadajir ah ula hadlay Ergayga Midowga Yurub, iyo Wasiirka arrimaha debadda Somaliland oo faah faahiyay u jeedada shirkii labada dhinac yeesheen. Muqaalka hadaladoodi Hoos ka daawo.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.

contact@somalilandtoday.com