Madaxweynaha Somaliland Iyo Waftigi Uu Hoggaaminaayay Oo Caawa Ka Soo Dhoofaya London Kuna Soo Wajahan Dalkii.

(SLT-London) Madaxweynaha Somaliland Mud.  Axmed Maxamed Silaanyo, iyo waftiga uu Hoggaaminaayay ayaa la filayaa inuu caawa ka soo anbabaxo magaalada London ee Caasimada Ingiriiska isagoo ku soo jeeda dalkii hooyo. Madaxweynaha oo muddo laba todobaad ku dhaw ku sugnaa waddanka Boqortooyada Ingiriiska wuxuu ka qayb galay shir Caalamiya oo lagaga hadlaayay maal gashiga waddanka Somaliland kaas oo lagu qabtay isla magaalada London.

lB29wcD8cmkf-Sn3dwSpStz9xdFgvUUM354Nh_sEorC-vBuUTA35Kvs-piBOZ--MsFkgY96cimyHB_QSBS6_VTNEleC0mg1a-WlJ_QH4f_0S6kPzCmMX=w506-h270-nc

Dhinaca kale soo guryo noqoshada Madaxweyne Silaanyo ee dalka ayaa ku soo beegmaysa xilli ay soo fool leeyihiin doorashooyinka la filaayo inay dalka ka qabsoomaan haddii alle idmo sannadka 2015.

Somalilandtoday / London/Office.

Contact@somalilandtoday.com