Madaxweynaha Aan Wali Xilka La Wareegin Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdirisaaq Ciyaalle

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ka qaybgalay maanta aas qaran oo xabaalaha Naasahablood loogu sameeyey Guddoomiyihii Guddiga Diiwaangelinta Ururrada iyo Ansixinta Axsaabgta Marxuum Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Cabdirisaaq Ciyaale).

Somalilandtoday/Hargeysa/Office