Madaxwaynihii Hore Daahir Riyaale Kaahin Oo Ka Hadlay Doorashada Madaxwayanaha Cusub Muuse Biixi

(SLT-Hargeysa)-Madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa hambalyo iyo duco u soo diray madaxwaynaha la doortay ee Muuse Biixi Cabdi.