DAAWO: Marxuum Maydkiisa Afar Maalmood Laga Raadinayey Dooxa Dacar-budhuq Oo Maanta Lagu Aasey Hargeysa

(SLT-Hargeysa) –  Marxuum dooxa weyn ee dacar Budhuq qaaday, oo maydkiisa afar casho ay ciidanka Qaranku radinayeen ayaa maanta loo sameeyay Aas-qaran. Waxaana aaska Marxuumka ka qaybgalay, Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaciil (Saylici) Hadaladii laga yidhi aaska Marxuumka hoos ka daawo.

Somalilandtoday Hargeysa Office

Contact@somalilandtoday.com