Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Qaatay E-passport-ka Cusub Ee Somaliland + Sawirro.

(SLT-Hargeysa) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu maanta qaatay E-passport ka Somaliland,

31

Waxana intaanu madaxwayne ku xigeenku qaadanin E-passport-ka xarunta Waaxda socdaalka ku soo dhaeeyay Taliyaha ciidmadda socdaalka Maxamed Cali Yuusu (ina canbaro) oo isagu madaxwayane ku xigeenka somaliland faahfaahin kasii yey basaaborkan cusub meelaha lagu tagi karo iyo qiimaha uu uleeyahay muwaadininta Somaliland,

245667

waxa iyaguna halkaasi ka hadlay wasiirka wasaradda Arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade oo isgu iftiimiyay qiimaha ay wadanka uleeyihiin basabooradan cusub iyo waxayaabaha ay kaga duwanyihiin ku wiihore, Ugu danabayntiina Madaxwayne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi ismaa’iil saylici ayaa u mahad naqay  sarakiisha waaxda socdaalka Somaliland waxana uu tilamaamay muhiimadda uu wadanka u leeyayay E-passport-ku waxana madaxwayne ku xigeenku tilaamay in uu yahay basaboorku waxa waajib ku ah wadan walba in uu yeesho uuna kamid yahay guulaha ay somaliland gaadhay ee ay tahay in lagu aqoon sado,

Somalilandtoday Hargeysa Office

Contact@somalilandtoday.com