Madaxwayne Dhala Qaban Qaabi Shirwayne Qaran

sidaan ogahay Waxaan jira isu dhac ka yimi xifiltankii doorashada lagu xifiltamay .dhawaan waxaa magaada Hargeisa lagu qabtay dood qaran oo lagu gorfaynayeyey doorashadii waxay reebtay Hadaba s waxaa la isla gartay dadkii isu gu imd madasha in laga wada shaqeeyo nabada in xajiintii doorashada la iska ashfiyo. inshirwayne qaran la qabto Hadaba anigoo Gudoomiyihii Xarunta horumarinta Bulashada Waxaan soo abaabulay kulanno aga hadlaaHirwayne qaran Hadaba Mudane Madaxayne Waaan a codsanaynaa in aad dhala abaabusho Habkaan loo qaban qaabin lahaa shirkaas waxaa u keeni doonaa waa isfahan ito wada shaqayn in ka dhex abuuranto dadkeena ee hawshaas aan ka wada hawlgalno Bulashadana waxaan leeyahay dhala qaban qaabiya

shirwaynahaas qaran guul iyo Gobanimba Alaa leh

Gudoomiyaha Xarunta Horumarka Bulshada
Garyaqaan Rajab Ismail Salah
063 4416899